Sidee Garoowe looga dareemaya qaban-qaabada xuska 1-da August ? (VIDEO)

Magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland ayaa si weyn looga dareemaya qaban-qaabada xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland.