Wasiiro ka socda DFS oo soo gaaray magaalada Garoowe (Sawirro)

Wafti Wasiiro ah oo ka socda DFS ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana kamid ah ah Wasiirada Kalluumeysiga iyo Shaqada.

Wufuudan ayaa kamid ah ka qeybgalayaasha munaasabadda xuska 1-da August oo ku beegan 23 sano-guuradii kasoo wareegtay aasaaskii dawladda Puntland.

Idilnews