LIVE: Ciyaarta Xulalka kubadda cagta Gobalada Bari iyo Nugaal oo bilaabatay

Waxaa goor-dhow bilowday ciyaarta furitaanka tartanka kubadda cagta Gobalada Puntland, kaas oo lagu furay xulalka Bari iyo Nugaal.