LIVE: Ciyaarta xulalka Gobalada Karkaar Vs Gardafuu

Ciyaarta xulalka kubadda cagta ee Gobalada Puntland ayaa ka soconaya garoonka Mire Awaare ee magaaladda Garoowe, waxaana haatan dheelaya xulalka Gobalada Karkaar – Gardafuu, halka ay xigi doonto ciyaar u dhexeysa Gobalada Mudug iyo Cayn.