Video:-Daadad Harqiyay Xaafadaha Muqdisho

Darawaliinta iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho, waxaa amni-darrada ugu sii darsamay caqabaddo ay kala kulmayaan waddooyinka magaalada oo qaarkood ay xireen biyo ka dhashay roobab magaalada ka da’ayay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka