Gudoomiyaha Degmada Guriceel “Qofkii Sun Caba Xabsiga ayaan geyneynaa” (VIDEO)

Guddoomiyaha Degmadda Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa digniin u diray dhalinyarada kunool degmadda, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay sameeynayay dhacdooyin la xariira cabista sunta, iyadoo loo aaneynayo Arrimo jaceyl.

Guddoomiyaha Guriceel ayaa sheegay inay xabsiga dhigi doonaan qofkii dambe ee caba sun.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.