Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Masar ee Soomaaliya (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Mohamed Ibrahim Nasr.

Kulanka ayaa ka looga hadlay xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya shacabka iyo labada dowladood iyo xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Masar.

Idilnews