Wasiirka Arimaha dibada Kenya oo kusoo wajahan Muqdisho

Sida qorshuhu yahay hadaysan wax isbadalin,waxaa beri imaanaysa Muqdisho Wasiirka arimaha dibada ee Kenya.

Heshiis ganacsi oo labada Dal dan u ah,ayaana lakala saxiixan doonaa,sida qurshu yahay.

London waxaa ku kulmay Rooble iyo Uhuru,waxayna isku afgarteen in lawada shaqeeyo oo danaha labada shacab loo daneeyo.

Rooble waxuu ku tagi doonaa Kenya booqasho Qaran si maqaam lehna waa loogu diyaar garoobay.

Jibril Qoobey.