Maxay la wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa kulan kula qaatay hoyga uu ka degan yahay magaaladda Muqdisho Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo guud ahaan xaaladdaha siyaasadeed ee dalka.

Idilnews