Wasiirada Arrimaha Dibedda Somalia iyo Kenya oo ka wada-hadlay xiriirka labada Dal

Wasiirka Arrimaha Dibedda DFS Maxamed Cabdirisaaq, ayaa kulan la qaatay dhigiisa Dalka Kenya Raychelle Omamo, oo maanta soo gaartay magaaladda Muqdisho.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada Dalka, iyo sidii loo soo afmeeri lahaa khilaafka sanado jirsaday ee Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka labada dal, Siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Idilnews