QM oo 7.2 Milyan oo dollar ugu deeqday doorashooyinka Soomaaliya

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha XFS waxa uu maanta la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya $7.2 Milyan oo dollar (Todobo Milyan iyo Labo Boqol Kun oo Doolar ) oo qeyb ka ah Miisaaniyada doorashooyinka dalka. Yaboohan ayaa fudueyn doono dardargalinta doorashooyinka bilowday.