Sahra Kiin “Wasiir Asad wuxuu ahaa shaqsi dowlad dhiska jecel” (VIDEO)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hormarinta Haweenka Dowladda Puntland Sahra Kiin Cabdi Xirsi, ayaa ka tacsiyeysay geerida AUN Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Howlaha Guud ee Puntland Marxuum Asad Xuseen Xaashi, iyadoona si kooban uga warantay Shaqsiyadiisii.

Idilnews