TOOS U DAAWO: Ciyaarta xulalka Gobalada Mudug iyo Karkaar

Waxaa ka soconaya garoonka Mire Awaare ee magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ciyaar xiiso badan oo u dhexeysa xulalka Gobalada Mudug iyo Karkaar.