Wasiir katirsan Xukuumadda Puntland oo geeryooday

Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland AUN Asad Xuseen Xaashi, oo saaka ku geeriyooday magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Geerida Marxuumka ayaa waxaa xaqiijiyay Wasiir kuxigeenka Haweenka Puntland Sahra Kiin Cabdi Xirsi, kaddib qoraal ay ku shaacisay barteeda Facebook.

Idilnews