AMISOM oo 7 qof oo shacab ku dishay Gobalka Shabeelaha Hoose (VIDEO)

Ciidammada AMISOM ayaa lagu eedeeyay inay ku dileed deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose Talaadadi shalay aheyd ku dileen ilaa Todobo qof oo rayid ah oo ay ku jireen beeraleey caan ka ahaa deegaanka.

Idilnews