Daahir Ayaanle oo loo doortay Senator kamid ah Aqalka Sare

Daahir Ayaanle Siciid, ayaa loo doortay Senatorka 6-aad ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasulay Maxamed Cumar Maxamed.

Intaas kaddib Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa cod taag ah galiyay xubinimada Daahir Ayaanle ee Aqalka Sare, waxaana Codka kalsoonida siiyay 64 Mudane.

Idilnews