Kalfadhiggii 48-aad ee Baarlamaanka Puntland oo soo gaba-gaboobay

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa galay fasax, kaddib markii ay dhamaadeen kulamadii Kalfadhigga 48-aad ee Golaha, kaas oo soo bilowday 15 bishii June ee sanadkan.

Xildhibaanada ayaa kulan ay maanta yeesheen ku doortay 11 Sanetor ee Puntland ku matali doona Aqalka Sare ee BJFS 4 sanno ee soo socota.

Idilnews