Sidee Musharixiinta Madaxweynaha DFS uga hadleen doorashada Senatorada Puntland ?

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta doortay 11 Senator ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kuwaas oo kuraasta ku fadhin doona 4 sanno ee soo socota.

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha DFS ayaa soo dhaweeyay doorashada, iyagoo sidoo kale hambalyo u diray Senatorada Golaha Aqalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalada barahooda Facebook ay kusoo qoreen Musharixiinta kala ah Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Cali Kheyre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Daahir Maxamuud Geelle.

Idilnews