TOOS U DAAWO: Doorashada kuraasta Aqalka Sare oo ka bilaabatay magaaladda Garoowe

Doorashada Senatorada Golaha Aqalka Sare ee BJFS ee Puntland ayaa ka bilaabatay hoolka Golaha Wakiillada Puntland, waxaana musharixiintu ay jeedinayaan khudbadaha la xariira Taariikh nolaleedkooda.

Kuraasta Puntland ay ku leedahay Aqalka Sare ee BJFS ayaa ah 11 Kursi, waxaana ku loolamaya 22 musharax.

Idilnews