Ugu danbayn Karkaar Oo ka hartay Ciyaaraha

Karkaar,ayaa noqotey gobolkii u horreeyey ka carraaba #KoobkaPuntland, kaddib markii ay 3-4 ay Cayn ugu quus-goysay.

Buuhoodle ayaana iska xaadirisey afar-dhammaadka koobka Puntland.