Gudoomiyihii Gudiga khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadaraal oo Geeriyooday

Alle ha u naxariisto waxaa daqiiqado kahor isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka heer federaal Cabdulaahi Abyan Nuur.

Xubin ka mid ah Guddiga oo la hadlay warbaahinta,ayaa u xaqiijiyay in Guddoomiyaha uu maalmahii danbe xanuunsanaa.