Inta badan Safiiradii dibada ufadhiyay Itoobiya oo iswada dhiibay

Kadib markay dowlada Ethiopia xiray safaaradii ay ku lahayd dalka Talyaaniga magaalada Roma, ayey safiiradii wadanka Talyaaniga u fadhiday Ethiopia magangalyo siyaasadeed ka dalbatay Isla Italy.

Ma aha diplomacy gii koobaad ee Ethiopiana ee qaxootinimo ka codsaday wadamada Galbeedka ee ay Ethiopia ku matalayeen, waxaa iswada dhiibay dhammaan diplomacy-siyiintii dhimista lagu sameeyey & kuwii la xiray safaaradihii ay ka hawlgaleen,

Safaaradaha ku yaalay inta badan Yurub iyo Mareykanka ayey is dhiibeen diplomacy siyiinta joogtay, waxaa kale oo Mareykanka iska dhiibay safiirkii Chine u fadhiyey Ethiopia.

A.A.Shu