Video:-Dood kulul oo ku saabsan xaalada Itoobiya iyo arimaha laysku hayo

epa000454054 Ethiopian special forces soldiers patrol the streets of Addis Ababa, Friday 10 June 2005. Most shops were shuttered and taxis were again on strike for the third day in a row while families collected the dead for burial following riots over election results and government warnings that any more civil unrest would be dealt with sternly. EPA/STEPHEN MORRISON

Dood ka baxday Al Jazeera oo lagaga dooday xaalada Ethiopia ayaa daaha ka qaaday waxa la isku hayo.

Sadex Qodob ayay ku saleeyeen Aqoonyahanka dooda ka qaybgalaya dulucda arimaha laysku hayo,kuwaasoo kala ah…

1.Dowlad dhexe oo lamida midii Dergiga iyo Mililik oo awooda dowlada Addis la isugu geeyo, waana midda Kornayl Abiy & xulafadisa Axmaarada & inta la Axmaareyey u dagaalamayaan.

2.Federal Qawmiya oo awooda inteeda badan maamul goboleedyadu yeelanayaan. Dowlada dhexena ay daciif tahay. Doodan Oromada badankeed ayaa qabta.

3.Confederation, oo ah dowlado kala madaxbanaan, balse sida midowga Yurub wax yaabo kooban ka midaysan sida lacagta, xuduuda guud & baasaboorada ayna hadba iska doortan dhaxdooda qofka hogaaminaya muddo kooban. Doodan Tigree ayaa qaba waa haddii ay xornimo buuxda waayaan.

Hoos ka daawo dooda muuqaalka Dooda.

Halkan ka daawo muuqaalka