Wasiir Jaamac oo sheegay inuu kala diray xiriirka kubadda cagta Puntland

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa sheegay inuu kala diray Xiriirka kubadda cagta Puntland, saacado kahor is-casilaadooda.

Idilnews