Video:-Faahfaahin Doorashadii Aqalka-sare Ee Koonfur-galbeed

Koonfur Galbeed,ayaa noqoneyso maamulkii labaad ee dhameystira xubnaha Aqalka Sare, kadib Puntland oo dhammaan halmar soo xushay 11-keedeeda xubnood ee ku matali doona Baarlamaanka Fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka