Akhriso: Guddiga doorashada heer Federaal oo qaadacay habraac ay soo saareen xubno Guddiga

Guddiga doorashada heer Federaal ee Soomaaliya ayaa kahor qaadacay Habraacii maanta ay shaaciyeen xubno ka mid ah guddiga doorashada heer Federaal, kaas oo lagu sheegay habraaca doorashada Golaha Shacabka BJFS.

Warsaxaafadeed kasoo baxay goordhawayd xubno kamid ah guddiga doorashada ayaa lagu caddeeyay in uusan ahayn wadar ogal, guddigu ay isla ogol-yihiin habraacii maanta kasoo baxay xubno ka mid ah guddiga oo jooga Muqdisho.

Idilnews