DEG-DEG:Kooxda Daacish oo la wareegtay degmadda Balli-dhidin

Kooxda Daacish ayaa goor-dhaweyd qabsatay degmadda Balli-dhidin ee Gobalka Bari, iyagoona dilay Guddoomiyihii degmadda.

Ciidanka Puntland oo saldhig kulahaa degmadda ayaa isaga soo baxay, waxaana jira dagaal goos goos ah oo ka soconaya degmadda iyo nawaaxigeeda.

Idilnews