Xukun lagu riday Rag dhac ka geysan jiray magaaladda Gaalkacyo (VIDEO)

Maxkamda Darajada 1-aad ee degmada Galkaacyo ayaa xukuno isugu jira xabsi iyo garaax ku riday 6 Nin oo ay xeer ilaalintu ku eedaysay burcad dhac ka gaysatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Maxkamadda ayaa sheegtay inuu 30 berri racfaan ka furan yahay cidii aan ku qanacsaneyn xukunka.

Idilnews