Dad fara-badan oo ku dhaawacmay Masjid ku dumay Beledweyne (VIDEO)

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhaawacantay kadib markii uu ku soo dumay dhismaha masaajid ay dhisayeen oo ku yaalla magalaada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan.

Dadaal lagu baadi goobayo dad kale oo laga cabsi qabo inay ku hoos jiran dhismaha ayaa ka socda qeybta soo duntay ee dhismaha masaajidka.

Idilnews