Maxaa u qabsoomay duqa Gaalkacyo tan iyo magacaabistiisii ? (WAREYSI)

Duqa degmadda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Maxamuud Cabdinuur Aadan, ayaa wareysi uu siiyay IdilTv kaga warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay maamulkiisa tan iyo magacaabistiisa.

Idilnews