Wasiir Majiino “Dad baa aaminsanaa in la is daalinayo markii la bilaabayay Dekedda Garacad” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dhismaha dekedda Garacad ee Gobalka Mudug.

Idilnews