Akhriso: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran

Waxaa goor-dhaweyd soo gaba-gaboobay Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaas oo muddo labo maalmood ah ka soconayay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

War murtiyeedka lasoo saaray ayaa qeyb ka ah habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland, sidoo kale waxaa ka mid ah habraaca doorashada Golaha Shacabka oo aan wax is bedel ah ku imaan ergada 101 iyo mida labada deegaan Doorasho.

Idilnews