Gudiga Doorashada Fadaraalka iyo Madaxda Shirka Wadatashiga oo kulan usocdo

Madaxdu saakay waxay uyeereen Gudiga Doorashada,iyagoo udiri doona Habraaca Cusub ee Doorashada.

Majirto warkii suuqa soo galay ee iscasilaada Gudiga Doorashada heer Fadaraal.

Madaxdu waxay kaloo beri la kulmi doonaan Beesha Caalamka.

Jibril Qoobey.