Maxay Shacabka Garoowe ka yiraahdeen ciyaarta xulalka Nugaal iyo Haylaan ? (VIDEO)

Shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan ciyaarta Finalka ah ee Tartanka 8-aad ee ciyaaraha Puntland, taas oo ay garoonka Mire Awaare ku yeelan doonaan xulalka Gobalada Nugaal iyo Haylaan.

Idilnews