Ciidammada PMPF oo qaaday Talaabo muhiim ah (VIDEO)

Taliska Guud ee Ciidamada PMPF oo hore ugu balanqaaday qalab xafiiseed dhammaystiran Ururka Dhallinyarada gobolka Karkaar ee KEYNET ayaa si rasmi ah ugu wareeriyey maanta masuuliyiinta Ururka qalabkaasi.

Cabdalle Muuse oo ka mid ah Xafiiska Agaasinka Guud ee Hay’adda ayaa qalabka si rasmi ah ugu wareejiyey dhallinyarada, waxaana kala wareegey Guddoomiyaha ururka
Cabdinaasir Aadan Naxar.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.