Nin 31 sanno qabrigii loogu sheegay in lagu aasay booqanaya (VIDEO)

Siyaad Qaadir, oo 59 sanno jir ah u dhashay dalka Ciraaq, waxaa muddo 31 sanno ah uu si joogta ah u booqdaa qabrigiisa isagoo nool.

Qisada ninkan ayaa kasoo bilaabatay 1982 kaddib markii lagu qabtay dagaalkii dhexmaray Ciraaq iyo Iiraan, isla markaasna aas ay u sameeyeen qoyskiisa, markii lagu wargaliyay in wiilkoodii dhintay.

Idilnews