Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo xafiis cusub ka furtay Gaalkacyo (VIDEO)

Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC Guled Salah, ayaa xariga ka jaray Xafiiska cusub ee Guddiga Doorashooyinka ee Gobalka Mudug, kaas oo laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo.

Munaasabadda furitaanka xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay Af-hayeenka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, Guddoomiye kuxigeenka degmadda Gaalkacyo, Nabaddoono, Aqoonyahano, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Idilnews