Ciidanka PMPF Puntland oo howlgallo ka fuliyay buuraleyda Calmadow

Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixisada ka fuliyay buuraleyda calmadow ee Gobalka Bari.

Howlgaladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanada Dhadhaab, Warbid, Majayahan iyo togga Dhagcaan. sidoo kale Ciidanka PMPF ayaa howlgaladooda ku gaaray deegaanada xeebaha dhaca ee Durduri iyo Ceelaayo.

Idilnews