Wararka ugu dambeeyay ee cudurka COVID-19 ee Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,208

o Laga Helay: 92

o Banadir: 40

o Puntland: 26

o Somaliland: 20

o Galmudug: 3

o Jubaland: 3

o Lab: 41

o Dhedig: 51

o Bogsashada: 77

o Dhimasho: 10(Banadir:8, Somaliland:2)

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,302

Bogsashada Guud: 8,363

Dhimashada Guud: 963

Idilnews