Lubnaan: Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Bayruut

Afar qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay warshad ku taal Burj al-Barajneh ee duleedka koonfureed ee Beyruut ee Lubnaan, sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Qaranka.

Wali lama oga waxa sababay qaraxa, wax khasaare hantiyeed oo ka dhashay

Ciidanka Lubnaan ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay si ay gurmad iyo baaritaanno uguu sameeyaan.

Sanadkii hore 4-tii Agoosto ayaa qarax dhacay caasimada dalkaasi waxaa ku dhintay In ka badan 200 oo ruux, iyada oo ilaa 7,000 oo kale ay dhaawacmeen.

Idilnews