Wasiir Dhabancad oo ka horyimid dib u dhac ku yimaada Dilmuquraadiyeynta Puntland (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanca, ayaa Shir jaraaid uu xafiisa Garoowe ku qabtay kaga hadlay doorka dowladda Puntland kaga Adan hirgalinta barnaamijka Dimuqradieeynta.

Idilnews