Wasiir Lugatoor oo baaq nabadeed u diray beelo ku diriray Saax-maygaag (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor Gabiley, ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo oo diriri ku dhexmartay deegaanka Saax-meygaag.

Idilnews