WAREYSI: Wasiir Dhabancad oo ka hadlay qabsoomida doorashooyinka hordhaca ah

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo wareysi siinayay Idil TV ayaa ka hadlay xaalada guud ee Puntland, gaar ahaan Arrimaha Dilmuquraadiyeynta iyo qabashada doorashada hordhaca ah ee qof iyo codka ah, taas oo la filaya in 25 October ay ka dhacdo degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Idilnews