Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka COVID-19 ee Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in kiisaska ay sii kordhayaan.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,325
o Laga Helay: 164
o Somaliland: 73
o Puntland: 59
o Banadir: 27
o Jubaland: 4
o Southwest: 1
o Lab: 91
o Dhedig: 73
o Bogsashada: 71
o Dhimasho: 15 (Banadir:11, Somaliland:3, Puntland:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 17,630
Bogsashada Guud: 8,604
Dhimashada Guud: 992

Idilnews