Akhriso: Xeer ilaalinta CQS ee DFS oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad, Kulane iyo Farey

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Qabatay Gal Dacwadeed ka dhan ah Agaasimihii hore ee Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin, Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banadir Yaasiin Farey, Abdulaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha NISA iyo Cabdiqani Diirane Wadna-qabad.

Halkaan Hoose ka Akhriso Dacwadda loo gudbiyay Xafiiska xeer ilaalinta.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.