Madaxweynaha Puntland iyo Islaan Bashiir oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyadda Gaalkacyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

Kulanka ayaa looga hadlaya xaalada Gobalka Mudug, gaar ahaan dhinacyada Amniga, midnimada iyo hormarinta gobalka.

Idilnews