Puntland oo xoojinaysa la-dagaalanka Maandooriyaha (VIDEO)

Talye ku xigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa ka qayb Galay Kulan looga hadlayay sidii ay iskaga kashaan lahayeen wada shaqeynta Amniga, La dagaalanka mukhadaradka iyo ka shaqeynta horumaarka.

Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur waxaa kulanka ku weheliyay Guddoomiyaha Gobolka Sool, Taliyaasha qaybeed-yada Gobolada Cayn Sool iyo Nugaal, Xildhibaano ka tirsaan Barlaanka Puntland iyo Iskuduwaha Arrimaha guudaha Gobolka Sool.

Idilnews