Xasan Xundubeey oo ka horyimid xil ka qaadista uu ku sameeyay Rooble

Xasan Xundubeey Jimcaale, Wasiirkii Amniga gudaha DFS ayaa ka horyimid xil ka qaadista uu ku sameeyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiir xundubeey waxaa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu kaliya yahay xilgaarsiin, isla markaana uusan xilka ka qaadi Karin, shaqadiisuna uu yahay siiwadida holwha kale ee dowladda.

Xasan Xundubeey oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ay isku ogaayeen in dalka ka ilaaliyan khalalaaso, hayeeshee uu Ra’iisul Wasaaraha khalalaaso billaabay.

Idilnews