Madaxweyne Deni oo gaaray deegaanka Garacad

Madaxweynaha Dowaladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaas.

Madaxweyne Deni ayaa booqanaya dekedda Garacad oo lasoo gaba-gabeeyay wajigeedii kowaad.

Idilnews