Midowga Musharixiinta oo digniin u diray Mursal iyo Farmaajo (Akhriso)

Midowga musharixiinta ayaa digniin adag udiray Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal , Waxayna sheegeen in ay garab taaganyihiin Raisul Wasaare rooble .

Warsaxaafadeed kasoo baxay oo ka koobnaa 8 qodobo ayaa sidoo kale lagu eedeeyay Madaxweynihii muddo xileedku ka dhammaaday in uu waddo abaabul ka dhan ah arrimaha doorashooyinka dalka.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday uu hor taagan yahay in ay caddaalad hesho Ikraan Tahliil Farax oo lagu dhex wayay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka.

Idilnews